Deg Deg :-Rishi Sunak ayaa loo doortay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK

Xogahayahii hore ee Arimaha Maaliyadda  Britain ee horay looga adkaaday in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak  ayaa loo doortay markaan inay noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee dalkaasi, iyada oo sidoo kale noqonayo hoggaamiyaha xisbiga muxaafidka ee Conservative. Rishi Sunak  ayaa beddeli doona Ra’iisul Wasaaraha hore  ee dalkaasi Horay u ahaan Xogahayahii hore Arimaha … Continue reading Deg Deg :-Rishi Sunak ayaa loo doortay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha cusub ee UK